-50%

Ilmaa noo dhalanaaya (10 kpl) Cheap

Original price was: $62.95.Current price is: $31.48.
0 reviews
21 people are viewing this right now
Estimated Delivery:
15 - 22 Mar, 2025
Trust Badge
Guaranteed safe & secure checkout

Description

Buuggan la yiraahdo Ilmaa noo DHALANAAYA waa buug hage ah oo loogu talagalay waalidka sugaaya in ay ilmo u dhashaan. Waxaa buuggan aad ka heleysaa macluumaadkii ugu dambeeyay ee la xiriira ilmaha uurka ku jira, xilliga dhalitaanka, daryeelka ilmaha, iyo adeegyada loogu talagalay qoysaska carruurta leh.

Sidoo kale waxaa buuggan looga hadlayaa arimaha la xiriira waalidnimada, xiriirka ka dhexeeya lammaanaha isqaba, horumarka iyo caafimaadka ilmaha iyo sidii xiriir wadahadal loola sameyn lahaa ilmaha.

Buuggan ilmaa noo dhalanaaya waxaa laga helayaa warbixin iyo talooyin wax ku ool ah oo ka caawinaya waalidka arimaha la xiriira howlaha nolol-maalmeedka wanaagsan iyo waalidnimada.

Daabacaddan la soo cusbooneysiiyay waxaa laga soo qaatay asalka daabacaddii hore ee ay sida wadajirka ah isaga kaashadeen khabiirrada iyo waalidiinta.

Related products

wordvisionaryus.shop © 2025 All Rights Reserved

Select the fields to be shown. Others will be hidden. Drag and drop to rearrange the order.
  • Image
  • SKU
  • Rating
  • Price
  • Stock
  • Description
  • Weight
  • Dimensions
  • Additional information
  • Add to cart
Click outside to hide the comparison bar
Compare